Asalaamu caleykum dhamaan asxabteyda isku soo noqosho wacan
waxa aan maanta kula wadaagi donaa 3 waxyaabood qofka sabab ugu noqda in facii uuka hormaro lakiin ujeedada ugu weyni ma'ahan facaa ee waa adiga
Waxaad ogaataa bani aadam ka jooga aniga adiga iyo inta kale ee aduunka kunoolba qof walbaaba qiimaha uu bixiyo inta uu la'egyaha buu nolosha kahelaa qiimaha shaywalbaaba ee nolosha aad rabtid inaad xaqiijisid ama inaad heshid ama inaad gaartid qiimo isa ugaar ah lacag gooni ah oo uu leeyahay oo lagu bixiyaa jirta
qiimahaasi mararka qaarkoo waa lacag caadi ah mararka qaarkoo waa dulqaad kaaga mararka qaarkoo waa waqtigaaga mararka qaarkoo waa inaad wado dheer inaad umarto mararka qaarkoo waa inaad saacado bdan shaqeyso mararka qaarkoo waa murugo tiro badan nooc yadaan kala duduwan ee qiimahaas aad bixineysaa hadba uu la'egyaha waa inaad noqotid qof diyaar u ah inuu bixiyo
markaasaadna hubaal xaqiijin kartaa waxa maanta nolosha aad ku hamineyso mida kowaad waxay thy
1. Cidna ha'u sheegin qorshaha aad leedahay iyo damacaan weyn ee adiga kugu jira ILAAHAY dadka uguma wada deeqin .
Marka aad damacdid inaad wax qabatid oo aad go'aan ku gaarto oo qorsheysato ILAAHAY lakaasho wixiina ku dhaqaaq oo sameey adoonan cidna usheegin bani aadam ka kale guushaada ha'arkaa inaad wax xaqiijisay inaad wax noqotay waa cusub oo baryay haku noqoto
Bani aadan ka mida kale ee jirta waxa weeye yaaku taageeri doona yaa ay murugo kunoqon dontaa yaanan kula jecleen inaad guuleysato yaa kuu sacbindoona lama kala oga , in badan oo ka mid ah xaqiiqdii kula ma rabaan inaad meel gaarto qof kula jeceli ma jirto xaqiiqo dhab ah weye taasi
hadii aad is leedahay qof baa kula jecel bal tijaabiyoo dadka qaarkood usheeg tashwiish iyo waxaan markaas meesha oolin cabsi horle oo aadan markii hore khabin ayay kugu beeri doonaan waxaan bal maad ka fiirsatid waxaan inaad isku daydid waa laga fiican yahay iyo bal maa waxaa kale isku daydid cid masoo wareysatay , wixii adoo raba oo ay kaa go'antahay oo intaasoo asbuuc laga yaabe inaad ka soo fakareysay baal qof hadal oo kuyiri sabab waxay kugu noqoneysaa inaad wadii aad ku socota kaleexatid bani aadamku marka ha'arkaan guushaada ha'arkaan inad wax xaqiijisa ha'arkaan inaad meel gaartay ha'arkaan inaad noloshaada bedesha adigu sabab ha'u noqonin in qorshaha aad degsatay iyo go'aan kaa aagaartay inuu kaa kala daato , mida labaad wax tahay
2. shantaan haka tagin qofka markii uu damco inuu safar galo go'aankaa marka uu qaato kadib waxaa lagamamaarmaan ah inuu helo gaadiidkii ufududeyn lahaa safarka iyo zaadkii uu ku mari lahaa wadada sax .
Hadaba shantaan waxyaabood waa lagama maarmaan waa shan aan laga gorgor tami karin hadii aad rabto inaad goal nolosha xaqiijisid shantani waa lafdhabarta goal walba aad leedahay nolosha uu ku taagan yahay
1. waa inaad habeenkii ugu yaraan 7 saacadood seexato , qofka marka ay hurtadu kuyartahay maalintii waxsoo saarkiisay sameyn weyn kuleedaya hadaba habeenkii ugu dambeyn 10:00 pm 10:30 pm jooradigaaga aad seexo waxa aad qabaneyso marba hadeysan ahayn wax goal shaada kamid ah
intaa wixii kasoo haray oo dhan waad joojin kartaa dibaad ka bilaabi kartaa markale ayaad sameyn kartaa muhiim ma'aha waxa muhiimka ahi waa goal ka aad damacsan tahay inad gaarto
2. waa inaad biyo badan cabto subixii ugu yaraan inaad labo galaas oo biyo ah cabto maalmaha uhoreeya naftu marabto oo wey dhibsan doontaa lakin markaa kadib caadi bay kula noqon doontaa in jirkaagu uu biyo qaato waa lagama maarmaal
3. inaad cunto caafimaad leh cunto
4. inaad exercise sameyso inaad tahay qof jimicsamaaya ama banaakaa orod ama gym tag wax doonto hakugu qaadato inaad 45 daqiiqo inta ugu yar maalintii inaad exercise sameyso uu jirkaagu dhidido
mida dhamaan toodaba ka muhiimsan lagama maarmaanka ah aana ogahay waxkasta oo aan kuu sheega inay ugu sareyso
5. waa in salaadahaaga ilaaliso wa in astaqfaartana badsato qur'aankana wax un aadka akhriso
فاقراوا ما تيسر من القران in wax un qur'aanka kamid ahna aad akhrido istaqfaartaadu ay badato salaadahaagana inaad inaaliso shanta ee Rabi uu kugu waajib yeelay intaa hadaad latimaado hubaal
wax yaalaha nolosha aad damacsan tahay go'aan xumida wax yaalaha xumaanada aad daawaneysid ama xumaanaha aad dhageysaneysid ama xumaanaha aad sameyneysid waad ka waansami doontaa marka maalin walba salaadada waqtigeeda ku ilaalineysid istaqfaartaadu ay badan tahay anaa kuu hubo in wax un aad fahmeysid qur'aankaa macnihiisa waano iyo hage majiro uu qofka bani aadamka uu hasto ee aduunkaa yaala uu kitaabkaa rabi usoo dejiyey ka aheyn
hadaa intaas ku toos to hu baal waxaan kuu hubaa waxa aad nolosha ka damac santaha waad gaareysaa intay doonto hakugu qaadato waa kuu xaqiiqobaysaa albaabada kaa xirana ILAAHAY waakuu furaayaa.
3. markaad rabto inaad wax qabato inaad kalsooni kuqabto inaad waxaa qabankarto inaad gaari karto inaad helikarto i.w.m
Kalsoonidu sideedaba afar darajo ayay soo martaa darajada ugu horeysa
Fakar ahaan bay qofku wax ugu soo dhacaan , waxaa kuxigta in shaykaasi shay aad ku hamido oo riyooyinkaaga mid kamid ah uu noqdo
waa tan bani aadanku inbadan oo kamid ahi markaa ay qorsho dejinaayan maxeysameeyaan wey qoraan qoraalkaasi ficil buu isu rogaa ficilkaasi wuxuu sabab kugu noqdaa inaad aaminto,
Aaminaadaa kadibaa waxaa rabtay kuu xaqiiqobaayaan waayo dadaal fara badan baa kubixineysaa sheygaa markaa kadib lakiin afartaa darajo hadii lala'a yahay kalsoonisa inaad wax qabatid naftaada aad ku qabto waad waayneysaa marwalbana waad raadineysaa .
Midna iga dhageyso "dhiirigelinta ugu weyni uu qofku haysto waa waxqabadkiisa"
MAHADSANIDIIN

0 Comments