Asalaamu caleeykum walal kusoo dhowaaw websetkena
waxaa jira qaladaad guud oo aynu dhamaanteena galno kuwaasi oo si tartiib tartiib ah baabi iya xushmada iyo qadarinta aydadka noohayaan .
Qadarinta iyo xushmada ee dadka maahan mid lagu helo habeeno gudo hooda, balse waxa ay ubaahantahay kasbasho, inaad kasbataana waxay ubaahan tahay shaqo adag iyo samir .
Ficiladaan aan kuu sheegi doono hadii aad sameyso waxay hubaal kaa dhigi doonaan qof dadku ay aad uxushmeeyan.
- Sameey wax ka fiican waxa dadka kale sameeyaan
waqtigaan aynu joogno uma baahnid inaad noqoto geesi halgamaa ah silaguu qadariyo balse waa inaad sameysaa wax dadka kale ay maarayn waayeen iney sameeyaan .
- weligaa qof wax haka baryin
Hadii aad qof waxka rabto dhibaato malahan inaad qofkaas wax weydiisato, balse waligaa habaryin bani aadam ahaan waxa aynu kaso qaadnaa qofka nabarya inuu naga daciifsanyahay waxaan adkaaneysa inaa qofkaas xushmeyno si daa daraadeeda qofna wax haka baryin.
hadii aad baahi uqabto inlagu dareen ahaan lagu taageero ama aad baahi uqabto qof aad jeceshahay ,shaqo , lacag iwm weligaa dadka hatusin inaad waxaas zaaid aad ugu baahan tahan dadka badankoodo qofka baahida badan hoos ayey ueege doonan inaad dadka kabadiso codsi telefoon wicis badan ama su'aalo badan waxa ay sababeysaa in qiimaha agtoodu kuleedaha ay hoos usii dhacdo mana heleysid xushmada aad rabto .
dhaamaan teena waxa aynu nahay bani aadam waxa anu dhamaan teena galnaa waqtiyo adag dhabaatana malahan imaad mararka qaar qaylido , ooydo ama aad sameyso waxyaabaha aad ku nafisi karto markaas balse weligaa waxyaabahaas haku horsameynin dadka hortooda xataa markaad naxdin aad uweyn dareento ku istaag cagahaaga oo iska dhig qof degan dadkuna aad ayay kuu xushmeyn doonan.
waxaa aad u adag inaad xushmad kahesho dadka kale adoonan naftaada xushmeyn
siaad naftaada uxushmeyso ilaali balamaha aad naftaada lagasho aamin qiimaha aad adigu leedahay sidoo kale haka baxsan dhibaatooyinka nolosha aad wajaheyso.
waxaa horay loo yiri qasri maalin qura laguma dhisin waqti ayey qaadaneysa inaad daweecad cusub barato oo aa laqabsato dabeecadaha dadkuna ay ogaadaan kudadaal dabeecadaha aynu soo sheegnay waxaa hubaal ah inay dadku aad kuu xushmeyn doonan mahadsanid.......
xikirkaaga commentiga noo gureeb waa inoo muhiim
Mahadsanid
0 Comments