Responsive Advertisement

Sheego cajiib ah oo dhex martay gaalo io muslim

  Sheegodhab ah oo dhacday

Isbitaal ayaa waxaa ku dhaleen  2 naag waxeyna kala dhaleen wiil iyo gabar kabid waxaa dhacday in lakala saari waayo mid kasta cunugii ay dhashay waxaa la iskugu yeeray dadkii isbitaalka kusugnaa waxeyna ahaa yeen gaalo  weyna kala sari waayeen naagtii gabadha dhashay iyo nagtii wiilka dhashay mid ayaga kamid ah ayaa yiri war bal noowaca dadkii sheeganaayay niinta islaamka waxaa loo yeeray wadaad halkaas ku sugnaa waxeyna dheheen arintaan ayaan isku heysanaa ee maxalin kartaa 

Wadaad kii ayaa kudhahay maistaasaa isku heysataan

Ninkii ayaan yiri hadaan xaliso arintaan waa balan kuligeena waan waxaan qaada neynaa diinta islaamka  anaga iyo familkeenaba 

Wadaad kii ayaa yiri labadoodaba qol kooni ah hala geliyo waxaan lobaana yahay mid kasta in dhalo caano ah laga liso kabid lamisaamo hadey isla mid weynato ama mid yaraato hadana maalin kle ayaan waxaa laga soo lisaa midiiba 2 dhalo waxaana lamizaama mid kasta labadeeda dhalo  qasab wey isla ekaanayaan hadana maalin kle ayaa lamizamayaa waxaan labada caano midkii mizaan culus ayaa wiilka dhashay mida kalana gabadha.

Dhaqtarkii  ayaa yaabay wuxuuna wadaadkii weydiiday aniga cilmigaan waxaan raadinaayay mudo 25 sano ah lakin adiga xagee kakeentay .

Wadaad kii  ayaa  yiri waxaa lagu sheega qur’aanka kariinka 1,000 qarni ka hor 

Dadkii ayaa waxey sidaas ku qaateen diinta islaamka waxeyna ahaayeen  ku dhawaad 2,000 oo Qof 


YAA ALLAAH

Post a Comment

0 Comments