Responsive Advertisement

Xikmado Dhiirigelin leh



Aamusnaan xoog ugu shaqeey, guushaaduna
hasameyso dhawaaqa.

Hadii aad rabto inaad hesho wax aadan weligaa hore uhelin waa inaad sameysaa wax aadan weligaa hore usameynin. 

Farxada ugu weyn aduunka waa qabashada waxay dadku ku yidhaahdaan maqaban kartid 

Wabigu uguma jiro dhagaxa awoodiisa balse waxa uu ugu jiraa adkeysigiisa.

Qabashada howl hadii ay muhiim kuu tahay waxaad heli doontaa dariiq balse hadasan muhiim kuu ahayn waxaad heli doontaa cudurdaar.

Riix naftaada sababtoo ah majiro qofkale oo kuu riixaya.

Socdaalka kumanaanka meel ah waxa uuka bilaawdaa hal talaabo.

Waxaad guul dareysataa oo kaliya markaad joojiso isku dayga.

Aargudashada ugu wanaagsan waa inaad guul weyn gaadho.

Ha jooji Marka aad daasho, jooji Markaad si fiican wax uqabato.

Guuleystuhu waa qof riyooday ooaan weligiis quursan.

Hadii aadan weligaa guuldareysan weligaa wax cusub iskuma aadan dayin.

Dadka daciifka ah  wey aar gutaan ,dadka xoogana wey cafiyaan ,dadka aqliga badana way iska indho tiraan .

Waxa ugu fiican ee aad noloshaada samey kartaa, waa inaad naftaada idbiso.

Weligaa qofna ha u sheegin qorshayaashaada balse tus natiijoyin Kaaga .

       " Saaxibkaaga lawadaag laga yaabe inuu ubaahan yahay   mahadsanid "

Post a Comment

0 Comments