Responsive Advertisement

4 Talaabo oo aad Dhakhsi ugu joojin karto wahsiga


Sida loo afjaro gebi ahaanba wahsiga

Mararka qaar ma dareentaa inaad  aad uga dib dhacday in aad

Fuliso riyooyinkaagii ? Ama aadan kaarin hadaf yadaadii.?

Ma,aragtaa dadka kale oo dhameeyay howlahooda kahor inta 

Aadan adigu dhameyn ..?

Badanaa dib ma,udhigtaa howlaha aad rabto inaad qawato 

Ilaa aad ka gaarayso daqiiqadaha ugu dambeeya. Hadii ah 

Jawaabtaadu tahay HAA (WAXAA CAD INAA TAHAY QOF 

CAAJISLOW AH OO WAHSI BADAN)

Caasidku : kaliya ma sababo inaad dareento inaad naftaada 

Dambika gashay balse wuxuu hoos udhigi doonaa kalsoonida

Aadka qabto Naftaada.!

Waxa uuna si buuxda ukala lumin doonaa Hormarka Naftaada

Ilaa aad Aragto qofkasta oo kula mid ahaa uu gaaray guushiisa

Oo Uuka lahaa Nolosha . Adiguna aad weli halkaga aad joogto.!!

Maxaa kugu sababaaya wahsiga.  Si aad ujoojiso wahsiga 

Waxaad ubaahan tahay in aad si fiican ufahanto wax yaabaha

Sababaya.


Cudurdaarada ay kamid yihiin .

"Niyad uma haayo Inaan Hada Bilaabo"

Ama "Waxaan bilaabaayaa beri "

Cudur daaradaasi gebi ahaanba ma,ahan wax yaabaha sababa

Caajiska balse waa farsamooyin ay dadka u isticmalaan 

"inay Nafis ku dareemaan markaanay sameyn wixii ay ahayd

 Inay sameeyan"


DHAB AHAAN WAX YAABAHA SABABA CAAJISKA .

  • Adoo is dhaha wax baa kugu adag
Dadka caajiska badan   iyo  kuwa aanan caajisinba 

Wey umaleeyan in hawlaha qaar ay adag yihii ,marax yihiin 

Ama diiqad iyo stress badan yihiin  "balse farqiga udhaxeeya 

Labadaasi .waa 

Qofka aan caajisin : Waa inay si dhaqsi ah ubilaabaan howsha 

Kadibna ay gadaal ka ogaadan in cabsidii ay qabee ay ahayd 

Mid been ah .

Halka dadka caajiska badan  ay sii sawirtaan howsha 

Adeygeeda iyagoon aan rabin inay qabtaan .

  • Adigoo iska dhaadhiciya inaad howshaan qaban karto
Dadka caajiska badani waxa ay si qalban iskaga dhaadhiciyan

Inay adoodi karaan inay howshaa waqti yar ku qaban karaan 

Iyagoo tiro aad uyar qabsadaan inay howsha ku qabtaan

waqtig ugu dambeeya .

Hadana intooda badan waa ay ku fashil maan  waxayna 

Dareemayaan inay qalad kaleen .

  • Adigoo suga inta niyadaaduhagaageyso
Dadka caajiska badni waxa ay umaleeyan 

In dadka aan caajisin  ay bilaaban shaqadooda 

Marka ay niyad uhayaan oo kaliya .

Sidaa daraadeeda waxa ay sugaan inta ay niyadoodu  

Usoo jeesaneyso ee ay sax ka noqoneyso.  balse nasiib daro

Niyadaa saxda ahi weligeeda ma timaado.

Midkamid ah farqiga udhaxeeya

Dadka caajisa  iyo kuwa Aan caajisin 

Dadka aan caajisin : Waa kuwa bilaaba shaqada xitaa iyagoon

Niyad u hayn oo aan jeclaysaneyn inay howshaa qabtaan .

Dadka caajiska badan: Waa kuwa weligood sugaan inta ay

Niyadoodu ka hagaageyso , Inta badana Niyadooduna weligeed

Isma dabaleyso .


 Farsamooyinka ugu caansan ee aad ku afjari karto caajiska

Siaad ku afjarto caajiska waa in aadan umaleyn malwad xun

Oo Kaliya oo waqtiga kaa lumineysa Balse waa in aad ufahanta

Inuu yahay "CUDUR AAD U DARAN KAASI OO KUGU 

HOGAAMIN KARA MURUGO IYO NIYAD JAB"

Balkawaran hadii ad is aragto adigoo 60 jir gaaray oo aad 

Nolosha wax guul ah aadan kagaarin.

Dabcan waa wax aad u "xanuun badan" inkastoo ay dadka

Qaar xiligaas bilaabi karaan inay hormar sameeyan Hadana

Dadka inta ugu badani waxa ay ladarasi doonan murugo 

Badan iyo qoomameyn badan.

Markey is arkaan ina Noloshoodu ay bilaa macno ku dhaaftay

Akhriste samey siyaabahaan soo socda si aad gebi ahaanba 

Uga takhluusto caajiska ama wahsiga .

  1. Jooji sugitaanka inta ay Niyadaadu Hagaageyso.
Inaad fahanto niyada fiican ee aad sugeyso siaad wax u

bilowdo oo aanan imaaneyn waa wax aad ugu muhiim ah 

Si aad uga Takhluusto balwadan wahsiga ahi 

Nolosho ma,ahan mid fudud  markastana ma faraxsanaaneysid

Hadii ad ka fakirto si aad wax u qabsan lahayd 

Waxaad qof wax soo saar leh noqon doontaa oo kaliya markad

Niyad u hayso .

  • Jooji inaad sugto waqtiga saxda ah :
Majiro wax ladhaho waqti sax ah oo howl qaban kartaa

Waqtiga ku hadoon ee ah tahay inaad hawl qabataa 

Waa waqti xaadirka aad joogto, Dadka suga uun inay wax 

Qabtaan waqtiga saxda ah ee ku habooni waxay ku dambeeyan

Inay waqtigooda lumiyaan iyagon wax baqabaneyn


Fahan cawaaqibka ka dhalanaya wahsiga.

Waxaa hubaal ah inay murugo kusoo booqan doonto 

Hadii aadan caajiska joojin.

Waxaan isku dhiiri gelin kartaa inaad dhaqaaq sameyso 

Makuu waqtiga ku dhaafo oo aad is aragto adi goon wax 

Hormar ah sameyneyn  Waxaa hubaal ah inaad murugon

Doonto..

Dadka wax soo saarka lihi waxay Howsha qabtaan iyagoon 

Waxba u joojineyn .

Dadka wax soo saarka lehi ma sugaan niyadoodu oo fiicnata

Ama waqti ku haboon .

Balse waxay qabtaan Howsha ay Rabaan inay qabtaan xitaa 

Hadii aysan niyad u haysn.

Akhriste maanta laga bilaabo hasugin beri / hadhow 

Waxaad qaban lahayd hada qawo waqtigaagu waa qaali 

Kafaa,ideyso  mahadsanid 


Waxaa Qoray : Cali aadan ismacil


Good bay 

Good luck

Post a Comment

0 Comments