1, Wixii aan awoodno oo dadaal ah lama hareyno si aan cidii Tiri ugu nisbeyno wixii aan kafnaana waa wax aanan awoodin.
2, Waxaan bartay inaana ku kalsonaan qofka isheegsheega hadalada dadka kale si uusan keyga usheegin.
3, Afar sheey qalbiga ayey dilaan hadii ay xadkuuda dhaafan Hadalka, cunida, hurdada, ku dhexmilanka badan dadka.
4, Calool maran, jaab eber ah, qalbi dhaawacan waxey ku bari karaan casharada ugu qaalisan uguna muhiimsan.
5, Hadalka kaftanka ah xaqaaiq badan ayuu xanbaarsan yahay.
6, Noloshu waa shaleemo aad tikid keeda goosatay haku cajebiso ama yeysan ku cajabin .
7, Unugyada aduunkaan yaala waxaa ugu badan ogsijiinka & doqonimada.
8, Inaan qof dareenkii run kudhaawaco ayaan ka jeclahay in aan been kufarxad geliyo.
9, Qofka markuu wacyi ahaan nolasha uu fahmo laba mid ayuu noqdaa in uu aamusnaado Abid ama inuu waxkasta Qeylo kala kordhaca.
10, Caruur nimadaadu waxey dhamaane markaa ogaato in hurdadu qiqaab aheyn lkn ee hadiyad
xigmado

0 Comments